Month: May 2016

Guddiga Doorashooyinka Puntland oo ka Dooday Xeerka Doorashooyinka Golayaasha Deegaanka [Dhagayso]

GAROWE (T-PEC)- Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland, ayaa maanta ka dooday qodobo kamid ah Xeerka doorashooyinka Golayaasha deegaanka Puntland, kuwaasi oo xubnuhu ku sameeyeen wax ka badal. Kulankan oo shir guddoominayay guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Puntland, Axmed Maxamed Cali (Kismayo), ayaa lagu lafo guray qaar kamid ah xeerka, waxaana mid mid loo dul istaagay qodobada …

Guddiga Doorashooyinka Puntland oo ka Dooday Xeerka Doorashooyinka Golayaasha Deegaanka [Dhagayso] Read More »

Guddiga doorashooyinka oo la kulmay Maxamed Xasan Barre

GAROWE (T-PEC)- Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland, ayaa maanta la kulmay guddoomiyihii hore ee guddigii KMG ah ee doorashooyinka Maxamed Xasan Barre, waxayna ka wada hadleen arrimo ku aadan shaqada guddiga. Kulanka oo ka dhacay xarunta cilmi baarista Puntland ee PDRC, ayaa waxaa la isku dhaafsaday khibrado ┬áku aadan shaqooyinka uu guddigii hore qabtay, …

Guddiga doorashooyinka oo la kulmay Maxamed Xasan Barre Read More »