Month: June 2016

T-PEC iyo xubno katirsan beesha caalamka oo shiray [Sawirro]

GAROWE(T-PEC)- Kulan ballaaran oo dhexmaray guddiga doorashada Puntland iyo xubno kala duwan oo ka socda dalalka taageera Somaliya gaar ahaan dhinaca dawlad wanaagga iyo nidaamka axsaabta badan ayaa maanta ka dhacay magaalada Garowe. Shirka oo lagu wada xirirayay qalabka la iska arko ee loo adeegsado shirarka, ayaa dhinaca dawladaha reer galbeedka waxaa uga qaybgalay wakiillo …

T-PEC iyo xubno katirsan beesha caalamka oo shiray [Sawirro] Read More »

JOB VACANCY (Shaqo ka bannaan guddiga doorashooyinka Puntland)

PUNTLAND STATE OF SOMALIA The Transitional Puntland Electoral Commission DOWLADDA PUNTLAND EE SOOMAALIYEED Guddiga Doorashooyinka Puntland ee KMG                                                                                                                           Head Quarter ___________________________________________________________________________               …

JOB VACANCY (Shaqo ka bannaan guddiga doorashooyinka Puntland) Read More »