Kulan ku saabsan Nidaamka Dimuqraadiyadda Puntland oo Garowe lagu qabtay [Sawirro]
GAROWE (TPEC)- Kulan ka dhacay magaalada Garowe oo ay si wadajir ah usoo qaban qaabiyeen Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland iyo Dalladda Dhalinyarada ee Mudan ayaa looga hadlayay sidii bulshada loo fahamsiin lahaa nidaamka Dimuqraadiyadda ee la doonayo in looga gudbo habka wax ku qaybsiga beelaha. Shirkan oo daba socday kulamo hore iyo kuwo …
Kulan ku saabsan Nidaamka Dimuqraadiyadda Puntland oo Garowe lagu qabtay [Sawirro] Read More »