Month: October 2017

T-PEC iyo madax ka socotay Saferworld oo shir ku yeeshay Garoowe [Sawirro]

GAROOWE (TPEC)- Guddiga Doorashooyinka Puntland ee T-PEC ayaa maanta kulan la qaatay madax sare oo ka socotay hay’adda Saferwold iyagoo kawada hadlay arrimo ku saabsan nidaamka dimuqraadiyadda iyo qaabkii loo samayn lahaa Istiraatiijiyada uu Guddiga ku shaqayn doono saddexda sano ee soo socota. Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Puntland Cabdiraxmaan Diiriye Samatay ayaa Guddoominayay shirkan oo ka …

T-PEC iyo madax ka socotay Saferworld oo shir ku yeeshay Garoowe [Sawirro] Read More »

Guddiga doorashooyinka Puntland oo kordhiyay waqtiga furashada ururrada siyaasadeed

GAROWE (TPEEC)-¬†Shir saxaafadeed ay maanta ku qabteen magaalo madaxda Puntland ee Garoowe xubnaha guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland (TPEC), siyaadiyeen waqtiga furashada ururada siyaasadda si looga gudbno nidaamka qabaliga ah ee hadda xukunka Puntland saldhiga u ah. “Guddiga Doorashooyinka KMG ah isagoo tixgelinaaya baahida loo qabo hirgelinta nidaamka xisbiyada badan wuxuu fursad siinayaa dadka …

Guddiga doorashooyinka Puntland oo kordhiyay waqtiga furashada ururrada siyaasadeed Read More »