TPEC oo qabatay dood ku saabsan samaynta Strategic plan-ka guddiga [Sawirro]

GAROWE (TPEC)- Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland (TPEC), ayaa maanta dood u qabtay xubno kasocda wasaaradaha dowladda iyo xafiisk xuquuqul insaanka, waxaana looga hadlayay sidii ay talo bixin uga samayn lahaayeen Qorshe howleedka {Strategic Plan} guddigan uu ku shaqayn doono saddexda sano ee soo socota, kaasoo hadda gacanta lagu hayo samayntiisa. Shirkan waxaa furay …

TPEC oo qabatay dood ku saabsan samaynta Strategic plan-ka guddiga [Sawirro] Read More »