Guddiga Doorashooyinka oo Tacsi u diray Guddoomiye Cabdiraxmaan [Daawo]
GAROWE, Puntland- Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray Guddoomiyaha TPEC, Cabdiraxmaan Diiriye Samatar, oo xaaskiisa Muxubo Qorane ay ku geeriyootay dalka Hindiya. Qaar kamid ah xubnaha Guddiga oo shir saxaafadeed ku qabtay caasimadda Garoowe, ayaa Guddoomiyaha iyo qaraabadii ay ka baxday Muxubo Samir iyo Iimaan ALLE uga baryay, waxayna …
Guddiga Doorashooyinka oo Tacsi u diray Guddoomiye Cabdiraxmaan [Daawo] Read More »