Guddoomiyaha TPEC oo socdaal shaqo u aaday Maraykanka iyo Canada [Sawirro]

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Puntland ee TPEC, Cabdiraxmaan Diiriye Samatar, ayaa maanta u dhoofay waddanka dibadiisa isagoo ka qayb gali doona kulamo kala duwan oo ka dhacay dalalka Maraykanka iyo Canada. Guddoomiye Cabdiraxmaan Diiriye Samatar, ayaa casumaad ka helay Jaaliyadda Puntland {Puntland Diaspora Forum} ee dalka Maraykanka, halkaasoo uu kaga qayb gali doono shir isagoo ka …

Guddoomiyaha TPEC oo socdaal shaqo u aaday Maraykanka iyo Canada [Sawirro] Read More »