Guddiga Doorashooyinka Puntland oo warbixin siiyay Barlamanka [Daawo+Sawirro]
GAROWE, Puntland- Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland ayaa maanta hortagay golaha wakiillada dowladda Puntland iyagoo u gudbiyay warbixin ku saabsan waxqabadkii guddiga mudadii ay joogeen. Guddoomiyaha Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland Cabdiraxmaan Diiriye Samatar, ku-xigeenkiisa Maxamuud Soofe Xasan iyo xubnaha Guddiga ayaa hortagay Xildhibaanada oo ku guda jira Kalfadhigoodii 41aad ee Dastuuriga ah. Warbixinta …
Guddiga Doorashooyinka Puntland oo warbixin siiyay Barlamanka [Daawo+Sawirro] Read More »