Month: February 2020

Guddiga oo la kulmay Hay’adaha Dawladda, siyaasiyiinta iyo bulshada rayidka ah ee Puntland.

Guddiga KMG doorashooyinka Puntland ayaa maanta kulan baalaaran la qaatay masuuliyiin ka socda hay’adaha dawladda, siyaasiyiinta iyo bulshada rayidka ah ee Puntland. kulanka oo noqodoona mid 3 biloodle ah waxaa guddigu kusoo bandhigidoonaa wixii qabsoomay 3da bilood ee tagay, wixii caqabado ah iyo doodwadaag dhexmaridoona Guddiga iyo qaybaha kala duwan ee dawladda iyo bulshada. Guddigu …

Guddiga oo la kulmay Hay’adaha Dawladda, siyaasiyiinta iyo bulshada rayidka ah ee Puntland. Read More »

Guddiga oo manta kulan la qaatay Gudoonka Baarlamaanka:

Guddiga KMG doorashooyinka Puntland ayaa maanta kulan la qaatay Gudoomiye ku xigeenka 1aad, 2aad iyo xoghayaha baarlamaanka. Kulanka waxay labada dhinac iskaga wareysteen waxyaabihii kasoo baxay safarkii Guddigu gobolada kusoo mareen, iyagoo isla jeex jeexey kaalinta baarlamaanka ee hirgalinta hanaanka xisbiyada badan iyo qabashada doorasho qof iyo cod ah oo Puntland ka dhacda. TPEC Puntland …

Guddiga oo manta kulan la qaatay Gudoonka Baarlamaanka: Read More »

Kulankii Guddiga doorashooyinka,maamulka Gobolka iyo bulshada Gobolka Nugaal.

Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ayaa saaka kulan kula yeeshay casumada Puntland ee Garoowe maamulka Gobolka Nugaal oo uu ugu horeeyo Guddoomiyaha Gobolka Mudane Cabdisalaan Xasan Xirsi, kan Degmada oo uu ugu horeeyo Duqa Caasimadda Mudane Axmed Siciid, guddiga joogtada ah ee golaha deegaanka Degmada iyo qaybaha kala duwan ee bulshada Garowe oo ay ugu horeeyaan …

Kulankii Guddiga doorashooyinka,maamulka Gobolka iyo bulshada Gobolka Nugaal. Read More »

Kulankii asbuuclaha ahaa ee Guddiga doorashooyinka PL.

Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland ayaa saaka yeeshay kulankoodii asbuuc laha ahaa iyagoo ku falanqeeyay kulanka latashiyadii kasoo baxay safarkii Guddigu ku tagay 9 ka Gobol ee Puntland. Dhowaan Guddigu wuxuu soo bandhigidoonaa wixii kasoo baxay latashiyadii lala sameeyay maamulada heer Gobol, Degmo iyo dadweynaha deegamadii Guddigu booqday. TPEC Puntland Garowe Office

Daawo:-Guddiga Doorashooyinka Puntland oo Kulan la Qaatay Wasaarada Arrimaha Gudaha PL.

Guddiga KMG doorashooyinka Punland ayaa saaka xarunta dhexe ee Guddiga Kulan kula qaatay madax ka socda Wasaraadda Arrimaha Gudaha, Dimuqraadiyada iyo Arrimaha Federaalka oo uu hogaaminayo Wasiir Maxamed Dhabanacad. Guddigu iyo Wasaaraddu waxay guud ahaan iska waraysteen arrimaha dimuqraadiyadda Puntland, gaar ahaan waxaa kulanka xoogga lagu saaray arrimaha xuduudaha degmooyinka, wacyigelinta dadweynaha iyo dhamaystirka xeerarka …

Daawo:-Guddiga Doorashooyinka Puntland oo Kulan la Qaatay Wasaarada Arrimaha Gudaha PL. Read More »

Guddiga Doorashooyinka Puntland oo Kulan la Qaatay Wasaarada Arrimaha Gudaha PL.

Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland oo Kulan la Qaatay madaxda Wasaarada Arrimaha Gudaha, Dimoqraadiyaynta iyo Arrimaha Federaalka PL._____________________ Guddiga KMG doorashooyinka Punland ayaa saaka xarunta dhexe ee Guddiga Kulan kula qaatay madax ka socda Wasaraadda Arrimaha Gudaha, Dimuqraadiyada iyo Arrimaha Federaalka oo uu hogaaminayo Wasiir Maxamed Dhabanacad. Guddigu iyo Wasaaraddu waxay guud ahaan iska …

Guddiga Doorashooyinka Puntland oo Kulan la Qaatay Wasaarada Arrimaha Gudaha PL. Read More »

Guddiga Doorashooyinka Puntland oo la kulmay bulshada Gaalkacyo.

Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ee TPEC oo weli ku guda jira Safaradoodi ay Bulshada ku wacyi-galinayaan ka qeyb qaadasha Doraashooyinka Dowladdaha hoose ee hal qof hal cod oo dhawan dhici doonta, ayaa Magaalada Galkacyo ee xarunta Gobolka Mudug kulan kula qatey Dhaliyaarada Haweenka Cuqaasha wax-garadka iyo Bulshada Qeybaheeda kala duwan. Guddiga KMG ah ee Doorashooyina …

Guddiga Doorashooyinka Puntland oo la kulmay bulshada Gaalkacyo. Read More »