Ogaysiis Shaqooyin Ka Banaan Guddiga KMG Ee Doorashooyinka Puntland .
Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland waa Guddi dastuuri ah oo oo loo aasaasay hirgalinta hannaanka xisbiyada badan iyo qabashada doorasho qof iyo cod ah oo ka qabsoonta dhammaan deeganada Puntland. Hawlaha Guddiga loo xilsaaray qabashadooda waxaa ka mid ah: • Diiwaangelinta ururada siyaasadda • Diiwaangelinta muwaadiniinta xaqa uleh inay codeeyaan • Maaraynta iyo fulinta …
Ogaysiis Shaqooyin Ka Banaan Guddiga KMG Ee Doorashooyinka Puntland . Read More »