Soo Dhammaystirid Shuruudaha Isdiiwaangelinta Wajiga 2aad.
Tix: GDP/042/20 Taariikh26/05/2020 Ku: Dhammaan Ururda Siyaasadda PL. Ujeedo: Soo Dhammaystirid Shuruudaha Isdiiwaangelinta Wajiga 2aad Aniga 00 tixraacaya qoraalkii hore ee Ururada aan la wadaagnay 09/04/2020 summadiisuna ahayd GDP/032/20 kuna saabsanaa hakinta shirarka ay Ururadu iskugu keenayaan qaybaha bulshada si 100 ilaaliyo badqabka dadka loona yareeyo faafitaanka caaquba CoVID19, Guddigu wuxuu qiimayn joogto ah ku waday …
Soo Dhammaystirid Shuruudaha Isdiiwaangelinta Wajiga 2aad. Read More »