Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ayaa hor tagay Golaha Wakiillada DPL.

Garowe: July 13 2022: Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ayaa maanta hor tagay fadhiga 19-aad, Kalfadhiga 50-aad ee Golaha Wakiillada DPL. Gudoomiyaha Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ee TPEC Mudane Abdirisak Ahmed Said ayaa maanta Baarlamaanka Puntland uga warbixiyay shaqada ay u xil saaran yihiin ee Dastuuriga ah, Qorshaha Guddiga iyo caqabadaha jira, Sidoo kale Gudoomiyuhu waxa …

Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ayaa hor tagay Golaha Wakiillada DPL. Read More »