Guddigu wuxuu la wadaagay dhammaan Ururada Siyaasadda Puntland warqaddaan hoose, waxaana rajaynaynaa in talooyinka ay tixgaliyaan.
Waxaa si joogto ah loo darsi doonaa xaalad walba oo soo kororta, wixii macluumaad ama farriimo ah oo soo kordhana waxaa si joogto ah loola wadaagidoonaa Ururada.
#CodkaaguWaaXaqaaga#CodkaaguWaaMustaqbalkaaga
TPEC...
more →