Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland ee TPEC ayaa caawa daah-furay qorshe howleedka Guddigu ay ku shaqayn doonaan, waxaana xafladda shaacinta qorshahaas oo ka dhacday hotelka Martisoor kasoo qaybgalay Madaxweynaha Dowladda Puntland, ku-xigeenkiisa, Guddoomiyaha Barlamaanka, xubno kasocday golayaasha dowladda, Guddiyadii hore...
more →