GAROWE, Puntland- Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland ayaa maanta hortagay golaha wakiillada dowladda Puntland iyagoo u gudbiyay warbixin ku saabsan waxqabadkii guddiga mudadii ay joogeen.
Guddoomiyaha Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland Cabdiraxmaan Diiriye Samatar, ku-xigeenkiisa Maxamuud Soofe Xasan iyo xubnaha Guddiga...
more →