Daawo:-Guddiga Doorashooyinka Puntland oo Kulan la Qaatay Wasaarada Arrimaha Gudaha PL.

Guddiga KMG doorashooyinka Punland ayaa saaka xarunta dhexe ee Guddiga Kulan kula qaatay madax ka socda Wasaraadda Arrimaha Gudaha, Dimuqraadiyada iyo Arrimaha Federaalka oo uu hogaaminayo Wasiir Maxamed Dhabanacad.

Guddigu iyo Wasaaraddu waxay guud ahaan iska waraysteen arrimaha dimuqraadiyadda Puntland, gaar ahaan waxaa kulanka xoogga lagu saaray arrimaha xuduudaha degmooyinka, wacyigelinta dadweynaha iyo dhamaystirka xeerarka muhiimka u ah doorashooyinka.

TPEC Puntland

Garowe Office

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *