Furitaanka tababarka Ururdada Siyaasadda Puntland ee Doorka haweenka, Dhalinyarada iyo Dadka Baahiyaha gaarka ah qaba ee ka qaybgalka siyaasadda loo dhanyahay

Garowe, 03-september-2022: Guddoomiye Ku Xigeenka Guddiga ahna kusimaha Gudoomiyaha mudane Cali Jaamac Faarax ayaa maanta xarunta PDRC ka furay tababarka Ururdada Siyaasadda Puntland ee Doorka haweenka, Dhalinyarada iyo Dadka Baahiyaha gaarka ah qaba ee ka qaybgalka siyaasadda loo dhanyahay ee Doorashooyinka Qof iyo Codka ah.Tababarkan oo socondoona muddo laba cisho ah ayaa waxaa iska kaashanaya Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland iyo Hay’adda KAALO oo ka mid ah Hay’addaha maxaligga ah ee Guddiga kala shaqeeya arrimaha Doorashooyinka.DHAMAAD.XAFIISKA WARFAAFINTA GUDDIGA KMG DOORASHOOYINKA PUNTLAND.#codkaaguwaaxaqaaga

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *