Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ee TPEC waxay hambalyo iyo bogaadin udirayaan xubnaha golaha deegaanka degmada Eyl oo ka mid ah Golayaashii Deegaanka ee u horeeyay ee Puntland ku yimaada doorasho qof iyo cod ah oo caawa la dhaarshay iyo Gudoomiyaha iyo Gudoomiye kuxigeenka cusub ee ay doorteen.Waxayna Alle uga baryayaan in uu la garabgalo xilka ay qaadeen.DHAMAAD.XAFIISKA WARFAAFINTA GUDDIGA KMG DOORASHOOYINKA PUNTLAND.#codkaaguwaaxaqaaga#codkaaguwaamustaqbalkaaga


