Guddiga Doorashooyinka oo la kulmay bulshada Galdogob.

Guddiga KMG ee Doorashooyinka Puntland ayaa maanta kulan laqaatay waxgaradka iyo maamulka Degmada Galdogob.

Guddigu wuxuu bulshada usoo bandhigay jadwalka iyo qorshaha doorasho qof iyo cod ah oo ka qabsoonta dawladaha hoose ee Puntland.

TPEC Puntland

Garowe Office

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *