Guddiga Doorashooyinka oo la kulmayGolaha Wasiirada Puntland.

Guddiga KMG ee doorashooyinka Puntland ayaa xaruntiisa dhexe wuxuu kula shiray xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Puntland oo matalaya wasaaradaha ay shaqada dhow kawada dhaxayso TPEC.

Kulanka oo noqonaya mid balle ah waxaa maanta looga wada hadlay diyaarinta xeerka codbixiyaha, dhamaystirka astaynta xuduudaha degmooyinka iyo dardargelinta wacyigelinta dadwaynaha.

TPEC Puntland

Garowe Office

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *