Guddiga oo manta kulan la qaatay Gudoonka Baarlamaanka:

Guddiga KMG doorashooyinka Puntland ayaa maanta kulan la qaatay Gudoomiye ku xigeenka 1aad, 2aad iyo xoghayaha baarlamaanka. Kulanka waxay labada dhinac iskaga wareysteen waxyaabihii kasoo baxay safarkii Guddigu gobolada kusoo mareen, iyagoo isla jeex jeexey kaalinta baarlamaanka ee hirgalinta hanaanka xisbiyada badan iyo qabashada doorasho qof iyo cod ah oo Puntland ka dhacda.

TPEC Puntland

Garowe Office

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *