Jobs and Announcements

2021

Jagooyin Ka-banaan Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland.

GDKP wuxu shaacinyaa Jagooyinkaan ka banaan shaaqaalaha diiwaangelinta:

1. Gudoomiyaha Goobta 50 Jago
2. Xog galiye Computer 60 Jago
3. Waraysi Qaade 50 Jago

Wakhtiga ay shaqayn donaan waa 15 cisho ugu badnaan

ka akhri faahfaahinta shaqada ee jagoyinka iyo shuruudaaha qofka  laga rabo waraaqa hoos ku lifaaqan:

Download here

 

 

Xayaysiis Qandaraas Gawaari:

Dhamaan shirkadaha gaadiidleyda waxaa la ogaysiinayaa in TPEC ay soo xayaysiisay qandaraas lagu raadinayo shirkad gaadiid oo fududaysa qaadista kooxaha soo samaynaya diiwaangelinta codbixiyayaasha iyo agabkooda Degmooyinka Qardho, Eyl iyo Ufayn.

Fadlan hoos ka akhri qandaraaska kuna soo gudbi xilliga loogu talogalay.

Fadlan halkan kala-deg xogta oo dhamaystiran.

2020

TPEC is excited to announce the launch of our Voter Registration system tender. If you are interested in the tendering, or would like to access the Clarification Notices, please click on the links below.”

Puntland Voter Registration Supplies Tender Documents 

Clarification Notice 001

Clarification Notice 002

 

NB Deadline for submissions is 05 November 2020.