Kulankii asbuuclaha ahaa ee Guddiga doorashooyinka PL.

Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland ayaa saaka yeeshay kulankoodii asbuuc laha ahaa iyagoo ku falanqeeyay kulanka latashiyadii kasoo baxay safarkii Guddigu ku tagay 9 ka Gobol ee Puntland.

Dhowaan Guddigu wuxuu soo bandhigidoonaa wixii kasoo baxay latashiyadii lala sameeyay maamulada heer Gobol, Degmo iyo dadweynaha deegamadii Guddigu booqday.

TPEC Puntland

Garowe Office

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *