MUDEYNTA FARIISINTA GOLEYAASHA DEEGAANKA EE DEGMOOYINKA QARDHO, EYL IYO UFEYN

Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland waxay ogaysiinayaan Ururada Siyaasadda Puntland, Goleyaasha Deegaanka cusub iyo Dadwaynaha ku nool Degmooyinka #Qardho, #Eyl iyo #Ufayn ee Doorashada horudhaca ah ka dhacday 25kii October 2021, in Wasaaradda Arimaha Gudaha, Fadraalka iyo Dimuqraadiyaynta Puntland u asteysay fariisinta Goleyaasha Deegaanka iyo qabashada doorashada Guddoomiyaasha Degmooyinka, 27 January 2022, saacaddu markay tahay 8:00am ama labo saac oo subaxnimo.

Fadlan halkan ka daalaco

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *