GAROWE, TPEC- Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland, ayaa maanta magaalada Garoowe ku qabtay kulan socon doona Afar cisho oo looga hadli doono Istaraatiijiyadda Guddigan uu ku shaqayn doono saddexda sano ee soo socota, kaasoo ay gacanta ku hayaan Khubaro caalami ah iyo la taliyaasha sharciga ee Guddiga.
Shirkan oo ay isugu yimaadeen...
more →