GAROWE (T-PEC)- Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland, ayaa maanta ka dooday qodobo kamid ah Xeerka doorashooyinka Golayaasha deegaanka Puntland, kuwaasi oo xubnuhu ku sameeyeen wax ka badal.
Kulankan oo shir guddoominayay guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Puntland, Axmed Maxamed Cali (Kismayo), ayaa lagu lafo guray qaar kamid...
more →