Shirkii Todobaadlaha aah ee Guddiga Doorashhoyinka.

Saaka waxaa qabsoomay kulankii asbuuc laha ahaa ee Guddiga, waxaana looga wada hadlay arrimo ay ka mid yihiin: isdiiwaangelinta Ururada Siyaasadda ee shuruudaha wajiga labaad, dhamaystirka joornaalka 3 bilood laha ah ee Guddiga iyo dardargelinta wacyigelinta bulshada. Dhowaan wuxuu Guddigu ka bilaabidoonaa deeganada Puntland... more →
Posted in: News and Events

Sawirkii 10- diiwaangalinta urarada siyaasada Puntland.

Waxaa maanta oo ah maalintii u danbaysay diiwaan galinta ururada siyaasada puntland xarunta dhexe ee Guddiga KMG doorashooyinka Puntland ka socda, diiwaan galinta ururada siyaasadda ee doonaya inay ka qaybgalaan tartanka doorasho qof iyo cod ah, oo ka qabsoonta dowladaha hoose ee Puntland, oo Saacado uun ka hartay waqtigii loo qabtay... more →
Posted in: News and Events
1 2 3 4 11