Sawirkii 9- diiwaangalinta urarada siyaasada Puntland.

Waxaa maanta oo ah maalintii u danbaysay diiwaan galinta ururada siyaasada puntland xarunta dhexe ee Guddiga KMG doorashooyinka Puntland ka socda, diiwaan galinta ururada siyaasadda ee doonaya inay ka qaybgalaan tartanka doorasho qof iyo cod ah, oo ka qabsoonta dowladaha hoose ee Puntland, oo Saacado uun ka hartay waqtigii loo qabtay... more →
Posted in: News and Events

Sawirkii 8- diiwaangalinta urarada siyaasada Puntland.

Waxaa Wali si habsami leh uga socda xarunta dhexe ee Guddiga KMG doorashooyinka Puntland diiwaan galinta ururada siyaasadda ee doonaya inay ka qaybgalaan tartanka doorasho qof iyo cod ah, oo ka qabsoonta dowladaha hoose ee Puntland, oo Saacado uun ka hartay waqtigii loo qabtay inay kuso dhamaystiraan shuruudaha iyo formka diiwaan... more →
Posted in: News and Events

Guddiga oo la kulmay Hay’adaha Dawladda, siyaasiyiinta iyo bulshada rayidka ah ee Puntland.

Guddiga KMG doorashooyinka Puntland ayaa maanta kulan baalaaran la qaatay masuuliyiin ka socda hay’adaha dawladda, siyaasiyiinta iyo bulshada rayidka ah ee Puntland. kulanka oo noqodoona mid 3 biloodle ah waxaa guddigu kusoo bandhigidoonaa wixii qabsoomay 3da bilood ee tagay, wixii caqabado ah iyo doodwadaag dhexmaridoona... more →
Posted in: News and Events
1 2 3 4 5 11