GAROWE (TPEC)- Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Puntland ee TPEC, Cabdiraxmaan Diiriye Samatar, ayaa dib ugusoo laabtay magaalo madaxda Puntland ee Garoowe, kadib safar shaqo oo muddo dhowr cisho ah ugu maqnaayeen caasimadda dalka ee Muqdisho.
Xubnahan katirsan TPEC, ayaa casumaad ka helay Guddiga Doorashooyina...
more →