Qalabka Diiwaangalinta Codbixiyayaasha ee Degmooyinka Puntland

Garoowe, 29/08/2022 Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ee TPEC ayaa maanta keenay qalabka diiwaangalinta codbixiyayaasha Doorashooyinka qof iyo codka ah ee degmooyinka Puntland.Gudoomiyaha oo ay weheliyaan xubnaha sare ee Guddiga ayaa warbaahinta uga warbixiyay qalabka casriga ah ee diiwaangelinta, Guddoomiyuhu wuxuu si gaar ah isu dultaagay nooca qalabka, sugnaanshihiisa xogta, Tayadiisa iyo awoodiisa. Guddiga ayaa udiyaar garoobaya diiwaangalinta codbixiyaasha doorashooyinka Puntland.

Halkan ka Daawo

DHAMAAD.XAFIISKA WARFAAFINTA GUDDIGA KMG DOORASHOOYINKA PUNTLAND.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *