Sawiradii 4aad – diiwaangalinta urarada siyaasada Puntland.

Wali waxaa ka socda xarunta dhexe ee Guddiga KMG doorashooyinka Puntland diiwaan galinta ururada siyaasada oo soo bilaamatay 15 December 2019 kuna eg 15 march 2020 oo inaga xigaan 3 bari oo qura.
Waxaa galabta codsiga diiwaan galinta ururada soo gudbiyay qaar kamida siyaasiyiinta Puntland.

Fg:- Magacyada ururada siyaasada ee is diiwaan galiyay waxaan so bandhigi doona markii ay dhamaato hubinta buuxinta shuruudaha ururada siyaasada Puntland.

#CodkaaguWaaXaqaaga

#CodkaaguWaaMustaqbalkaaga

TPEC Puntland

Garowe Office

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *