Wali waxaa ka socda xarunta dhexe ee Guddiga KMG doorashooyinka Puntland diiwaan galinta ururada siyaasadda oo muddo kooban ka hartay waqtigii loo qabtay oo ah 15 March 2020, 05:00 Galabnimo.
Fg:- Magacyada ururada siyaasada ee is diiwaan galiyay waxaan so bandhigi doona markii ay dhamaato hubinta buuxinta shuruudaha ururada siyaasada Puntland.




TPEC Puntland
Garowe Office