Waxaa xarunta dhexe ee Guddiga KMG doorashooyinka Puntland
Maalintii u danbaysay ka socda diiwaan galinta ururada siyaasadda ee doonaya inay ka qayb galaan tartanka doorasho qof iyo cod ah, oo ka qabsoonta dowladaha hoose ee Puntland.
Diiwaan galinta oo soo bilaamatay 15 DEC 2020 ayaa saacado uun ka dhimanyihiin waqtiguu xirmi lahaa oo ah 05:00 Galabnimo.
Fg:- Magacyada ururada siyaasada ee is diiwaan galiyay waxaan so bandhigi doona markii ay dhamaato hubinta buuxinta shuruudaha ururada siyaasada Puntland.

TPEC Puntland
Garowe Office