Shirkii Todobaadlaha aah ee Guddiga Doorashhoyinka.

Saaka waxaa qabsoomay kulankii asbuuc laha ahaa ee Guddiga, waxaana looga wada hadlay arrimo ay ka mid yihiin: isdiiwaangelinta Ururada Siyaasadda ee shuruudaha wajiga labaad, dhamaystirka joornaalka 3 bilood laha ah ee Guddiga iyo dardargelinta wacyigelinta bulshada.

Dhowaan wuxuu Guddigu ka bilaabidoonaa deeganada Puntland wacyigelin ballaaran oo ku saabsan doorashooyinka iyo dimuqraadiyadda.

#CodkaaguWaaXaqaaga
#CodkaaguWaaMustaqbalkaaga

Posted in: News and Events