Warsaxaafadeed: Magacaabis Xoghayaha Guud ee Guddiga.

Kulan Guddigu uu yeeshay maanta oo ay taariikhdu tahay 14/04/2020 waxaa Xoghayaha Guud ee Guddiga loo magacaabay Ubax Cabdullaahi Abshir.

Wixii faahfaahin ah ka akhri warsaxaafadeedka hoose.

#CodkaaguWaaXaqaaga
#CodkaaguWaaMustaqbalkaaga.

TPEC Puntland.

Garowe Office.

Posted in: News and Events