Waxa saaka Xubnaha Guddiga doorashooyinka Puntland iyo Shaqaalaha TPEC u bilaamay tababar ku saabsan arrimaha doorashooyinka.

Waxaa saaka Xubnaha Guddiga Doorashooyinka iyo Shaqaalaha TPEC u bilaamay tababar ku saabsan arrimaha doorashooyinka oo ay bixinayaan khubaro Soomaali iyo ajaanib ah. Tababarkan oo socon doona muddo asbuuc ah, wuxuu qayb ka yahay kobcinta aqoonta iyo xirfadda Guddiga iyo Hawlwadeenada kala duwan.
#Tpecmedia

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *