Waxqabadka 6-bilood (Bisha 1aad illaa bishii 6aad ee 2020) ee Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland:

Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ayaa soo saaray joornaal soo koobaya waxqabadkii 6da bilood ee sannadka 2020, isagoo ku qoran Soomaali iyo English.

Si aad uga bogatid fadlan riix Linkigan.

Posted in: Warar- Afsomali